Ragg badan ayaa ka sheegta
dhibaatooyin dhanka galmada ah taasi oo wiiqeysa xariirkii sariirta markaas
ayuu ninka galayaa isla hadal waayo waxa uu gabay qancintii xaaska.
Hadaba ragga ka sheegta in
malabyarowgooda jilicsan yahay oo uusan awood u laheyn in uu gallo xubinta
haweenka illaa farta ay la giliyaan mooyee
ayaa loo hayaa talo waa hadii uusann jirin xanuun kale oo cildaas u keeneysa.
Waxaa lagula talinayaa in ay qaataan
oo ay cabitaan ka sameystaan dhirta loo yaqaan Asparagus iyadoo dhirtaan jirka
ka caawineyso in uu soo daayo hormone-ka Testosterone iyadoo dhirtaas iyo
hormene-kan ay jirka si weyn u siinayaan
maadadaVitamin E iyadoo jirka ka
saacidayo in dhiig badan uu ku soo shubmo oo uu siiyo jirka fir firconi .
Fiiro Gaar Ah : dhitaran loo yaqaan
Asparagus ( Carabtana u taqaan Alhelyuun) waxaa si weyn u beeran jiray
masaaridii hore, gariiga iyo romaanka waxa ayna haatan si weyn ugu faaftay
aduunka waxaana si weyn looga beertaa dalka ingiriisa , sidoo kale dadka kaadi hayska
laga hayo waa uu u fiican yahay iyo beerka.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
