Aroos Layaab leh oo Garoonka London ka dhacay ( VIDEO ).

Friday, March 15, 20130 comments


Aroos Layaab leh oo Garoonka London ka dhacay ( VIDEO ).

Dalka Ingiriiska oo ay ku noolyihiin Qoomiyado badan ayaa maalin waliba waxaa ka dhex dhaca dhacdooyin badan kuwaasoo amakaak ku noqda Dadka goob jooga ah iyo kuwa dhegta uun ka maqlaba.

Hadaba Brittany Jone oo ah Haweeneey si saa’id ah ujeced saaxiibkeeda ayaa si lama filaan ah ugu soo dhaweeysay garoonka Diyaaradaha kadib markii 2 Sano ka maqnaa.

Gabadhani iyo Asxaabteeda ayaa qorsheeyey in ay Aroos caalami ah ka dhex sameeyaan Garoonka diyaaraha waqtiga lasoo dhaweenayay , Ciidama amaanka ee dalka Ingiriiska ayaa iyagu u Ogalaaday in arintani gabadhu ku dhaqaaqdo.

















_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog