Fanaanada Caanka ah ee Dalka Lubnaan Nancy Ajaram ayaa wacdaro ka dhigtay Barnaamij loo qabtay Fanaaniinta Carabta kaa oo lugu qabtay Dalka Masar gaar ahaan magaalada Sharma Shikh .
Nancy oo caan ka ah Dalalka Carabta ayaa wacdaro ka dhigtay Barnnaamijkaa Arab Idol waxana inta uu socday Fanaanada qadka telphonka kaga qaybgalayay taageerayaal kala duwan oo caalamka ku kala sugan .
Fanaaniin kala duwan oo ka socda Dalalka Carabta ayaa ka soo Qaybgalay Barnaamijka hayeeshee waxaa tartankaa kalinta koowaad ka soo dhaxqaday Fanaanada reer Lubnaan Nancy Ajarm.
Ma ahan markii ugu horaysay ee Fanaanadaa noqoto Fanaanada ugu fican Dalalka Carabta waxana dhoor jeer oo hore ku guulaystay barnaamijyo nuucaan oo kale ah kuwaa oo dalalka kala duwan lugu qabto sanadkiiba mar .
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com