Daawo Dhismaha ugu Raaxada Badan Dunida ( SAWIRO )

Friday, March 29, 20130 comments



inkastoo maalin waliba lasoo shaaciyo hadba dhismooyin cajiib ah kuwaasoo la sheego ineey yihiin kuwa dunida ugu raaxada badan ayuu kani kamid noqonayaa Hotelada ugu qaalisan dunida.

Qasrigana waxa uu ku yaala qaarada Yurub waana meel ay ku lag dagamaan Tujaarta caalamka iyagoona madax dajis u yimaada waqtiyada ay dalxiiska ku joogaan qaarada yurub.

Sida ay maamulku shaacsheen dabaqani oo jiray ilaa sanadii 1980 ayeey dib u habeyn ku sameeyeen 2009kii kuwaasoo hogaanka weli u haya tartanka goobaha ay taajiriintu ku lag damaan £256million waxaa lagu kala iibsanayaa qeybta ugu yar ee uu qoysku dagi karo iyadoona Maqaayadaha iyo goobaha wax laga cabo usii dheeryihiin maalin walba si joogta ah.

daawo sawirada


























_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog