Kooxda Waayaha Cusub oo maalmo kahor magaalada muqdisho si aad loogu soo dhaweeyey ayaa iminka wada Bandhigyo kala duwan oo ay Bulshada reer Muqdisho ku qancinayaan.
Caawa waxaa si aan horay loo arag uga soconaya Magaalada muqdisho Caweyska Waayaha cusub iyadoona qurba joogtii Soomaaliyeed isku bahaysteen kasoo qeyb galka Xafladaasi.
Waxaa soo camiray dhamaan qeybaha kala duwan ee bulshada iyadoona si aad loo adkeeyey amaanka goobtaasi , Dhawaan filo Muuqaalada & Sawiro dheeri ah .
SAWIRO hor dhac ah oo naga soo gaaraya Bandhiga inakstoo ay si habsami ah leh weli u socoto .
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com


