Daawo Dugsiyada Quraanka Kariimka Ee Ka Furan Koofur Afrika

Friday, March 15, 20130 comments




Ganacsatada Soomaaliyeed ee Koofur afrika Ayaa Ku Guuleystay In Dugsiyo Quraan Ay Ka Dhisaan Magaalooyinka Ay Ka Degan Yihiin Dalkaasi Koofur afrika.

Magaalada Cape Town Waa Magaalo Soomaalida Ay Ku Fara Badan Yihiin Waxaana Magaaladaasi Laga Hir galiyay Dugsiyo Quraan oo aad u fara badan Isla Markaana Ka Diwaan Gashay Wasaarada Arimaha Diinta ee Koofur afrika.





















_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog