Laacibka Reer Korea Park Ji-Sung ee u
ciyaara kooxda Queens Park Rangers ayaa ka mid ah ciyaartoyda ugu wanaagsan
kooxdaasi hoos u dhaca Isboorti la ciir ciireysa ee ugu hooseysa jadwalka kala sarreynta xagga dhibcaha
Horyaalka Inigiriiska.
QPR waxa ay ugu hooseysaa kooxaha
Ingiriiska iyadoo leh iyadoo leh 17-dhibcood, halka Man United oo ugu sarreysa
Horyaalka Premier League-na ay leedahay 68-dhibcood.
Dadka xiiseeya Kubadda Cagta ayaa
Sawir qosol leh oo laga sameeyay Ciyaaryahankan waxa ay isku dhaafsanayeen
maalmahan shabakadda Facebook-ga, iyagoo leh “Maxaa dhici lahaa haddii QPR oo
dhan ay wada ahaan lahaayeen Park Ji-Sung?
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com

