Daawo Gabadh 16 jir ah oo Indho iyo San la'aan Ku Dhalatay. ( VIDEO + SAWIRO )

Thursday, March 7, 20130 comments



16 jir u dhalatay Dalka Maraykanka ayaa lagu guuleestay in loo sameeyo san ay wax ku uriso kadib markii ay dhalatay Indho La’aan iyo San la’aan.

Gabadhan oo lagu magacaabo Cassidy dhalashadeeduna tahay Maraykan ayaa in mudo ah lala tacaalayay sidii dib loogu soo celin lahaa Mustaqbalkeeda.


Gabadhani oo aan is dareensiin ineey wax ka dhimanyihiin ayaa waqti walba la bashaasha asxaabteeda , dhinacna ka dhigata Iskuulka jecelna ineey horumar kagaarto Dunida.


















_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog