Fanaanka Da,yar ee Sanadii Dambe u
Ruxay Caalamka Justin biebar,s ayaa waxaa uu jaceyl waali ah ku beeray gabar
oyar oo 15 jir ah isla markaana wali dhigata iskuulka waxaana gabadha uu
jaceylka nxun u qaaday siiyay hadiyado kala duwan.
Gabadha ayaa waxaa uu maalin Hadiyad
Qaaali ah ugu Keenay ayada oo ku jirta qolkeeda waxaana uu kadis uga dhigay
hadiyada ayada oo aan ka fileyn waxaase la yaab ay ku noqtay gabadha isla
markaana amagaag iyo cajiib ah.
waxaa sido kale show uu kulahaa tv-
caalami ah uu Isla Gabadhii Mar Kale Hadiyad Qaali ah Uga Dhigay ayada oo isku
dhac Yaacday Isla Markaana uu Madaxa la weynaaday .
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com