Daawo Muuqaal Fananka Weyn Mursal Muuse Oo Fariin Culus U Diraya Dadka Magaciisa Facebook Ku Qaraabta

Sunday, March 3, 20130 comments


Fanaanka dhalinyarada ah ee Mursal Muuse ayaa baaq u diray dadka sida qaldan u adeegsada magaciisa kuna qarabta .

Fanaanka ayaa sheegay tan iyo markii uu fanka ku soo biiray in ay soo baxeen dad magaciisa ku qaraabta kuna furtay Bogga Bulshada ee Facebook,iyaga oo waliba iska dhigaya in ay yihiin Fanaaanka Mursal Muuse.

Mursal ayaa cadeyay Cinwaanga Facebookiisa iyo kan xaskiisa Khadra,isaga oo u sheegay tageerayashiisa Emailka ah ay ku barayaan Facebookisa saxda ah iyo waliba kan xaaskiisa Khadra.

Horay waxaa dhacdadan uga hadlay Fanaaniin ay ka mid yihiin Maryan Mursal iyo Fartuun Birimo oo sheegay in magacooda dad ka mid ah


tageerayashooda in ay ku qarabtaan magacooda.













_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog