SMS LOVE : Waxa Aan Ka Tagi Karin Waa Dharkeyga Adna Waxaad II Tahay ….

Sunday, March 3, 20130 comments


Waxa aanan ka tagi karin mar waliba oo aan dhaqaaqayo waa dharkayga marna iima soorta galeyso in aan ka tago laakiin adiga ayaa kaa sii jeclahay maxaa yeelay waxa aad ii noqotay qalbigayga oo waxa aan dareemaa degaansho.

Dharkasto oo qaali ah waa toshaa waana xirtaa balse waxaa dhacayso in aanan u baahan maalinta aan ku helo , mana ii jiri doonta in aan u baahdo xirishadiisa.

Jaceylkayga maanta waa kan haweeneeyda kaliya ugu farxadda badan adduunka , wadnahaygana waa uu I kaa weydiiyaa ,maskaxdaydana adiga ayay kaa faalootaa , halbolayaashaydana caafimaad wacan ayay kaa qaataan oo ay kushaqeeyaan .

Waxa aad tahay noloshayda sababtoo dhamaan dareemahayga adiga ayay kugu shaqeeyaan oo hadaadan jiri lahayn macaane howlgab ayaan ahaan lahaa oo indhahayga waa ay kugu doogsadaan waxa aad tahay ruux uu Eebahay ii abuuray ee ila wadaag nolosha dhabta ah.









_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog