DAAWO MUUQAAL: Labo cunug oo 2 jir ah oo dood aad u qosol badan ay dhex martay

Saturday, March 16, 20130 comments




Dunida caruurnimo ayaa ah mid ay aad ugu badan yihiin qosolka, madadaalada, la yaabka, filan waaga, iyo sidoo kale wax yaabo ay adagtahay in la fahmaa fasirkoodu, kuwaasoo u baahan in loo helo qof falsafiiste ah oo turjumaad ka bixiya luuqadaha qarsoon ee caruurtu ku hadaaqaan marka ay hadal baradka yihiin,


Hadaba waxaan idiin soo bandhigeynaa muuqaal aad u qosol badan oo laga duubay laba cunug oo 2 jir ah, kuwaasoo si qosol badan ay u dhex martay dood adag, balse ay adag tahay in luuqadooda la fahmo, walow dad carab ay isku dayeen in turjumaad qoraal ah ka bixiyaan dooda adag ee dhex martay labadaan cunug ee hadal baradka ah.
















_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog