DAAWO MUUQAAL:-NinXaaskiisii Hore Oo 3-Caruur Ah Uheyso Mindi Nafta Kaga Qaadi Rabay Kadib Markii aay Diiday in aay Isku Soo….!!!

Wednesday, March 6, 20130 comments



Sida aay Sheegayaan wararka ka imaanaya Magaalada Burco ee hoostagta Gobalka Togdheer ayaa waxaa gabar kamid aheed dadka deegaanka la la dhacay mindi kadib markii aay codsi uu usoo gudbiyay nin aay hore u kala tageyn uu falkaasi ku dhaqaaqay.

Qof goobjoogaa ayaa newbanaadir.com u sheegay in gabdha la tuureeyay aay aheed hooyo heesata caruur aay u dhashay nin aay kala tageen mindidana uu ku dhuftay ninkaasi aay hore u kala tageen.

Macada sababta rasmigaa ee keentay in ninkaani uu tuureeyeeyo xaaskiisii hore oo aay kala tageen ilmana u heyso balse waxaa la sheegayaan in gabadho aay ka diiday in aay isku soo laabtaan oo markale is guursdaan taasina aay ka dambeesay in ninka oo careysan uu tureey la dhaco qeybo kamidaa jikeeda gabadha oo iminka isbitaal lagu dabiibayo.

Waxaa wali baadi goob loogu jiraa ninkaasi gabadha dhawaca halistaa u geysaty ayadoona Ciidamada Booliska ee gobolka Togdheer aaysan weli gacanta kusoo dhigin ilaa iyo hada iyadoo gabdha uu dhaawaceeda halis yahay iyadoo markii uu dhibaatada gaarsiiyay gabadha cararay.

Wararkii ugu dambeeyay aya sheegaya in xalada cafimaad ee gabadha aay tahay mid liidata balse dhaqaatiirta aay ku dadalayaan sidii xalateeda caafimaad.



Halkaan Ka Daawo Sida Loo Dhaawacay haweeneeyda










_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog