Daawo Video: Qaababka ugu xun uguna naxdinta badan ee dadka hurdada looga kiciyo.!
Kaba soo qaad adigoo meel macaan ay kuu mareyso hurdo, ayaa laguugu sameeyay mid ka mid ah falalkaan aad hoos ku daawan doonto, waxaana kugu sameeyay dadka dunida kuugu dhow ee asxaabtaada ama ehelkaada ah, waa hubaal inaad dareen culus dareemi laheyd, balse inta aadan go’aan qaadan kahor, si deggan u daawo Video-ga hoos kaaga muuqda.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com