(HUBSO) Waa Filim Cusub oo Dhawaan Soobaxay ee Daawasho Wacan

Sunday, March 10, 20130 comments




Hubso filim waxaa jilaayo dhalinyaro Soomaaliyeed waana filim ka hadlaayo ama ku saleysay jaceyl iyo dhibaatooyinka oo leeyahay jaceylka.

Hubso filim waxaa jilaayo labo gabdhood oo aad iskuugu eg qaab ahaan ha haato muuqaalka, dhirirka, quruxda iyo meel walba marka isku ekaashaha labada gabdhood ayaa waxa ay sabab u noqon doontaa in ay isku dhacaan labo wiil oo saaxiibo ah kana ah saxiibada dhinac kasta sida isla dagnaashaha guriga, dhar qaadashada iyo markii mid kood rabo in oo shukaansi aado oo la tashto saxiibkiisa sida oo u labisanaayo waxa oo ku dhahaayo gabadha oo jaceyl yahay.






















_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog