Daawo Video: Qaraxii Maanta ka dhacay Xarunta Ex- Fiyoore ee Magaalada Muqdisho (Digniin Caruurta waa ka mamnuuc)

Tuesday, March 19, 20130 comments



Daawo Video: Qaraxii Maanta ka dhacay Xarunta Ex- Fiyoore ee Magaalada Muqdisho (Digniin Caruurta waa ka mamnuuc)


Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka Soomaaliya Gaar ahaan Xaruntii Ex-fiyoore waxa Maanta ka dhacay Qarax ismiidaamin ah kaasi oo ay ku nafwaayeen Dad shacab ah oo aan waxba Galabsan.

Hadaba Shabakadda Gubtanews.com waxay idiin soo gudbineysaa Muuqaalka Sidii ay Maanta wax u dheceen waxana Muuqaalkan looga digayaa inay Daawadaan Haweenka Uurka Leh Caruurta iyo Dadka Caloosha Jilcan.
















_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog