Xariif
Ka Jaanisey Gabadh Diyaarad ku hurudey !! (Funny Video)
Dhacdooyinka
qaar waa kuwa ay ku dhaqaaqaan dhalinyo dhibka ka hesha sida ninkan u soo qalab
qaatey in uu ka jaaniso Gabadh ku hurudey Diyaarad ka dibna uu sawiro iskala
qaadey sida isaga oo la jiifa.
Video-ga
Marka aad indhaha si fiican ugu daysid daawashada iyo Fahamka ayaad ogaan
doontaa heerka ninkan uu gaarsan yahay dhibkiisa waxaana uu ka qoslisiiyay
dhammaan dadkii daawadey Muuqaalkiisa.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
