Sheeko ayaa Dhexmartay Laba Wiil oo 10 jir ah islamarkaana kunool carliga Inngiriiska.
Labadan Wiil ee yar yar ayaa kasoom kala Jeedaa Hargeysa iyo Muqdisho.
Waxayna kadoodayaan amaba Kahadlayaan Farqiga udhaxeeya hargeysa iyo Muqdisho.
Waxaa Mid Kamidah Kudoodayaa In Somaliland Gooni Goosad tahay.Islamarkaana Dal Madax banaan yahay.
Halka kalena Leeyahay Soomaaliya Makala Go’ayso Amaba Waa Mid isku Mid ah.
Halkan Hoose KAdaawo layaab.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com