DHAGEYSO: Maamulka Galmudug oo Dowladda Fedraalka ku eedeeyay inay ka eexdeen.

Friday, March 15, 20130 comments


DHAGEYSO: Maamulka Galmudug oo Dowladda Fedraalka ku eedeeyay inay ka eexdeen.


R.wasaaraha Dowladda Federaalka ayaa sheegay in Galmudug aysan u aqoonsaneyn Maamul oo ay u aqoonsanyihiin qabiil kamid ah qabiilada Soomaalida.
  
Hoggaamiyaha maamulka Galmudug Cabdi Xasan Cawaalle Qeybdiid oo wareysi siiyay Idaacadda Codka Mareykanka VOA ayaa xaqiijiyay in kulankii ay Koonfurta Gaalkacyo kula qaateen saacid uu natiijo la’aan kusoo idlaaday.
  
Qeybdiid ayaa Dowlada Federaalka ku eedeeyay in ay u kala eexatay Puntland iyo Galmudug “Anagoo kamid ah Guddigii Road-Mapka ee Federaalka wax kasoo dhisay waxay nagu tilmaameen beel halka Puntland ay dowlad goboleed u aqoonsadeen”ayuu ku cataabay Cabdi Qeybdiid.



















_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog