Hadaba Qofka Uu Ka Fogaada Lamanaha
Siiba Gabadha Waxay Dareenta Cidla, Fikir Xambaarsan,Waxayna Dumarka Badankod
Rumeysanyihiin In aysan farxada ama kalsooni danbe hili doonin balse xaajada
sidaas ma ah ,waa hadba qofka sida uu is dareensiyo ,
Dumarka badankood way ku adagtahay
inay hilmaamaan qofka ay sida dhabta ah u jeclyihiin waana mid keenta in had
iyo jeer ay qalbiga ku hayaan ayna magac dhabaan ama ay sheeg sheegaan ,inta uu
ka maqanyahay,
Hadaba Gabaryahey Qaado Talooyinkan
Muhimka Ah Ee Uu Kugu Tala Galay newbanaadir.com
Inta Qalbigaga Uusan Is Badalin Isku
Day Inaad Sameeysid,wax walba oo aad ku hilmaami kartid sida adigo ka fokada
ama wax wada hadal ah aan la yeelanin,hadii uu kuso waca aadna ugu jawabin telefonkanka
ama aadan ka qaban ,
Iska Fogeey Wax Walba Uu Hada Ka Hor
Hadiyad Ahaan Kugu Keenay ,Si Aadan mar danbe u xususan,
Hala Shekeysan qof la dhashay ileen
waxa laga yaba inu kugu so hadal qaada ama uu ka qaada war si loo ogada wax
walba oo aad u qabtid jaceyl ama naceyb,
Tijaabi Taloyinkan Hadii aad ku
dhaqaaqid ama aad sameysid waxad tahay qof guleystay kana booday dabinkii lo
dhigay ee ahaa in jaceylka aadan hilaami karuin.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com