Fanaanad Soomaaliyed Misana Caan ah oo ka hadleysa Jaceyl Haleelay.+VEDIO

Saturday, March 23, 20130 comments


Fanaanad Caan ah misana kamid ah Fanaaniinta Dumarka kuwooda aadka loo xiiseeyo ayaa shaaca ka qaaday Jaceyl mudo kahor soo maray iyo Heeska ay Jaceylkaasi Dartiis u Qaaday.

Hadaba iyadoon lamala awaaleen ayeey fanaanadu si bareer ah uga hadashay Ruuxii ay dhabta u jecleyd waqti ay Waraysi dhinacyo badan taabanaya siineeysay Taleefashinka Horn Caple xaruntiisa Magaalada Nairobi.
  
Sagal Arts waxa ay kamid tahay Fanaaniinta fara ku tiriska ah ee Alle cod u hibeeyey iyadoona taageero aad u xiiseeya fankeeda ku hanatay mudo kooban.

Waxa ay ka warbixisay Jaceyl mudo ay taameeysay iyadoona fanaanadu badanaa ay soo qaado heeso Jaceyl
  
miiran ah lana kala saari karin tan iyada ku saabsan iyo midka ay dadyoowga u qaaday .





Halkaan Hoose Ka Daawo Waraysiga Fanaanadda Sagal













_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog