xaanun badan ayuu daweyaa run ahaan lakin dadka qaar taasi lamasocdaan halka dadka qar ay maqleen oo kaliya malabka xanuun ayuu daawo u yahay xanuunada uu daweeyo aad iyo aad ayay badan yahiin waxaa kamid ah.
Caloosha oo aad ugu fiican yahay xiliga qofka caloosha laga qabto oo ay xanuneeso hadii afar qaando oo aad isticmaasho oo aad qaadato aad ayey caloosha ku xanuneeso ay daawa ugu tahay.
Hadii caloosha ay fadhiso aad ayey ugu wanaagsan tahay hadii aad shan qaanda ah ama afar qaando aad isticmaasho oo aad cunto caloosha fadhiso wax weyn ayaa iska badalaayo waxaad tagesaa suuliga ama musqusha qofba waa sida uu u garanaayo.
Dhinaca kale aad iyo aad waxay ugu wanaagsan tahay malabka murqaha iyo jirka goobaha laa laabma dadka qaar ayaa hadii ay shaqeyaan wax badan ay qaad qadaan gacmaha xanunaa aanan dhaqaajin karin lafba gaar ahaan gacmaha isku laawi karin daal iyo xanuun darteeda aad ayuu ruuxa sidaas ah malabka ugu wanaagsan yahay hadii isbuucii 3 jeer uu qaado malabka dhoor qaando ah 5 ama 4 inta uu awoodo oo uu cabi karo hadii uu intaas ka sii badsado waa ay wanaagsan tahay oo ma’ahan wax dhib u keeni karaaya.
Maalin maalmaha ka mid ah ayaa nin waxuu u tagay Nabigena maxamed Scw Nabad gayo iyo naxriis aanan lasoo koobi kareen Dushiisa ha ahatee ninka ayaa waxuu u sheegay nabigeena scw walalkeega ayaa caloosga lagahayaa oo aad ugu xanuunsan ayuu dhahay Nabigeena scw nabadgalyo iyo naxriis dushiisa ha ahate ninkii waxuu u shegay in malab uu siyo walal kiisa oo caloosha laga haayay.
Dhoor mar ka dib uu isticmaalay ninkii caloosha laga haayay malabka aad ayuu ugu fiicnaaday halkaan waxaan ka fahmi karenaa malabka iyo aad iyo aad u wanaagsan yahay daawo badana uu u yahay xanuno badan oo ku dhaca ama heesta bulshada.
Hergabka iyo dhuun xanuun ayuu daawo u yahay malabka qon faca badan ayuu daawo u yahay iyo feeraha xanuunka run ahaan lama soo koobi karaayo xanuunada badan uu daawada u yahay malabka hadaba bulshada waa in ay ogataa malabka madow iyo cadaan kuma kala xerna nuuca aad hesho madow iyo cadaan kuu doono hanoqdee waxaa muhiim ah oo kaliya in uu yahay malab saafi ah oo fireesh ah malabka saafiyaga ah ayaa daawo badan leh oo lagu cafimadaa Dhamaad.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
