Fanaaniin Afgaanistaan Ka Tagay oo Muqdisho Ku Tilmaamay Magaalo Qurux Badan Bandhig Faneedna Ku Qabanaya Dhawaan(Daawo Muuqaal)
Waxaa Magaalada muqdisho Gaarayay Fanaaniin in badan oo Ka Kala Tagay Wadamo Badan oo Caalamka Ka Mid ah Marka Laga soo Tago Kuwa Somalida ee Dalka dib Ugu Laabanaya Waxaa Jira Oo Kale Fanaaniin Ajaanib ah oo Dalkii Gaaray Qaab Kala Duwan Uga Dagay.
Waxaa Magaalada Muqdisho Ka Dagay Fanaaniin Badan oo Ka Socday Wadamada America, Afganistaan ingriiska oO Ay Hgaaminayeen Kuwa Waayaha Cusub waxaana Markii ay Magaalada Ka Dageen Halkaa kusoo Dhaweeyay Dhalinyaro Badan.
Gabar Ka socotay Dalka Afgaanistaan Ayaa Ka Hadashay Imaan shiyaha Muqdisho waxaana ay ku tilmaamtay Magaalo aad u Qurux Badan oo aad u Wanaagsan waxzaana sheegtay in ay jecleystay in ay bandhig ku qabtaan ayaga oo ka kala yimid wadamo badan.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com

