![]() |
Fanaanada Caanka ah ee Rihanna ayaa si xatooya ah waxaa looga qaaday sawiro aan ku haboonayn in lugu baahiyo Internetka hayeeshee waxaa sawiradaa la soo dhigay Boga Twitterka iyadoo ay booqdeen 5.9 Milion oo ruux kuwaa oo fikirooda ka dhiibtay .
Sawiradaa oo ah kuwa Faanada hab qarsoodi ah looga qaaday xili ay cabsanayd ayaa qaar ka mid ah tageerayaasha ku macneeyeen kuwa la doonayo in lugu bahdilo Fanaanada caanka ah islamarkaana ay soo galiyeen Kooxa dagaal kula jira .
Fanaanada ayaa ah Fanaanad Qaab dhismeedka jirkeeda yahay mid aada u qurux badan waxana staylka rihanna uu soo jiitay Kumanaan taageerayaal caalamka ku kala firiirsan kuwaa oo siyaaba kala duwan ku amaany .
Ma cada cida rasmi ahaan ka danbaysay in sawiradaa Bogaa lugu faafiyo hayeeshee waxaa loo badinayaa in ay ka danbeeyaan Kooxa gaar ah oo qorsha ka damacsan Fanaanada Caaanka ah ee Caalamka tageerada ku leh .
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com