Nafta waxaa haleeya ama waxa kaliya
ee wasaqeeya waa is rumeynta la’aanta labada lamaane oo meesha kabaxda , hadii
aad qof jeceshahay uu dib kuu jeclaanin
, bal qiyaas in aad tahay xarafka E ee kalmada LOVE waa ay iska taagantahay kaliya oo ku dhawaaq malahan
.
Ma jiro qof dunidan haysta qalbiga ugu cad / ugu
wanaagsan maxaa yeelay ruux waliba qalbigiisa waxa uu leeyahay kaarka lagu
shubo oo ay sameeyaan gacila , kolkii aadan ku shubin / macaanida kalgaceyl la
qeybsanin ogoow waa uu maran yahay.
Ma aha kaliya goorta aan dib u eego
dhamaan xasuustaada iyo waqtigii wanaagsanaa ee aanu wada laheen , waxa ay igu
abuurtaa murugo; adiga waxba kuuma aha xasuusahaan laakiin aniga ayay ii tahay.
Xasuusnow xiriirka lamaane marwaliba
, kolka aad uga tagaysid wax yar waa iska caadi in aad aad ku burburiso
xiriirka laakiin waxa ka xanuun iyo bogsoon la‘aasho badan ruuxa aad ugu tagtay
Niyad jebi jaceylka qalbi aad igu
abuurtay oob hadaba burburi nafsadayda iigana tag aniga oo ooyaya , wan kusii
jeclaan doonaa , laakiin dib uma aqbali doono in aad I jaclaato .
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
