Haweeney Nuujisa Labo Cunug oo Shabeel ah Dhacdo La Yaab Leh (Daawo)

Sunday, March 3, 20130 comments



Haweeneydaan Ayaa Nuujisa Labo Shabeel oo aad u Yaryar Mid Lab ah iyo Mid Dhididg ah Si Caadi ah Sida ay u Nuujiso Caruurta oo Kale Mana Jirto Wax dhib ah oo ay Arintaan Ku qabto.
  
Labadaan Shabeel ayaaa Markii Ay Dhasheen Waxaa Hooyadood Dilay Nin Ugaarsade ah Waxaana sido kale Dhintay Mid Saddaxada oo ay ayada dhashay Kadib Waxaana soo qaatay labadaa cunug haweeneydaa ayada oo aan jirin wax dhib ah oo soo gaara caruurtaan yaryar ee shabeelka ah.











_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog