Mar Waliba oo oo aad u Baahato Sheekooyin Macaan iyo Qisooyin Ku Raali Galiya Waxaa u Baahan Tahay Website-ka newbanaadir.com oo Asaga Mar Waliba kula diyaar ah dhalinta waxaa uu ka Caawiyaa arimaha jaceylka sheekooyinka lamaana dhax mara xilliyada ay is kaliyeystaan Ama ay Isku Haraan Lamaanaha is Jecel Oo Ay Ku Jiraan Sheekada Macaanta Nolosha.
Waxaan Ku hayaa Maanta erayo Macaan iyo Sheeko Goos Goos ah oo ay Shabakada newbanaadir.com ugu tala gashay aqristayaasheeda gaar ahaana bahda mucaashaqiinta.
Maalinteyda Waxa ay Ku Bilaabataa Aniga oo Sheegaya Magacaada Waxa ayna Ku Dhamaataa Anaga oo Sheegaya Magacaada Macaane/to.
Ma awoodo in ana joojiyo Ka Fikirka Adiga aan Kaa Fikirayo,Ma Dareemi Kartaa Jaceylka aan Ku Qabo Halka uu La Eg Yahay Hadii aad u Baahato Iga Dhax Raadi Wadnahaaga Waad Ogaaneysaa Gacaliye/so.
Waxaa Ku Diyaar Cup Coffe ah Waxaan Ku Soo Sameeyay Dhamaan Adeega Jaceylka Sida,Mac,Xabad Galin,
Iskuulka Waxaa La Igu Dhigaa Hal Saac Waa 60 Daqiiqo.Halkii Daqiiqana Waa 60 Il Biriqsi Lkn Ma Oga Halkii Il Biriqsi ee aan KU Waayo Waxaa uu Ila Dhigan Yahay 100 Sano.
Isku Day In aad Hore Fiiriso,Gadaal fiiriso,Dhinac-yada Fiiriso Ima Arkeysid Marka aan Kula Joogin Lkn Waxaan Fiirisa Wadnahaaga ama Qalbigaada Waad i Arkeysaa.mcnto/ne.
Waxaa Jirta Hal Luqad o aan Ku Hadli Karo Waxaa Ku Dhax Jira Saddax Eray Waana Sidaan I Love You .Gacaliye/so.
Shabakada newbanaadir.com Waligaa Ha Dhicin Lkn Wey Ku Caawineysaa weydiiso/Sxbkey/tey
Mar Walba Waxaan ahay Dhankaada Maxaa Yeelay Macaane/to Waxaa Tahay Qofka Kaliya e i Farxad Kaliya Nolosheyda.
Caawinta Waligeed Ha Jirto. Xanuunka Maya, jaceylka Waligiis Hajiro,Xumaanta Maya,Qosolka Waligii Ha Socdo Lkn Ooyinta Maya,Waligaa iga Fikir Lkn Ha Iloobin Waligaa Macaane/to.
Kuwo Kale oo Badan ayaa Shabakada Ku Diyaarisay La Soco Xilli Walba si aad Uga Bogato Arimaha nolosha ee aad u Baahan Tahay Xilli Walba Waa ku Diyaar.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com