Gabar 12 Sano Jaceyl ula Il Daran Fanaan Somaliyeed (Aqriso Dhacdo Cajiib ah)

Monday, March 11, 20130 comments


Warfog waa gabar Somaliyeed alaahne ku maneestay qurux iyo asluub dumar . Warfog oo xariir la samey  newbanaadir.com   ayaa waxay noo shegtay in ay jaceyl dhab ah u qaday fanaanka codka macaan ee Cabdu Qaadir Macalin Jubba.

Warfog oo noga shekeysay qaabka ay uga shey fanaanka ayaa waxay tiri Fanaanka waxan jeclaa mudo 12 sano ah  wuxuuna ahaa qofkii  igu horeyay oo aan jeceyl dhab ah aan uqaday mudane uu jaceylkiisy ihayo  ilahadane aan daremayo jaceylka  aan uqaday .

C/M/Jubba Sababaha aan ku jecladay waxa ka mid ah waa qof dagan ilaa xad dabecad wanasagn iyo edebta lagu yaqano ragga sharaftaleh, waxaa usii gooni ah quruxda alaah uu ku manestay.

Dunida aan ku nool nahay wax waliba waa la arkaa qof adan aqoon oo mar qura aad ka aragaty Tv Ama shashada ayaad ka heli kartaa oo waliba jaceyl u qadi kartaa Hadaba xalada Warfog ayaa ah mid la ildaran jaceylka  fanaanka aniga oo hadlo weyidyay ayaa ka dameryay erayo qof lahayo oo kale si kastaba ahatee . Xalada Warfog ayaa ah mid aad ula ildaran jaceylka  ay u qabto fanaanka Cabdu qaadir  macalin jubba. Fariin iyo waxii talo ah u soo marsii  warfog emailada hoos ku qoran .












_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog