Habka Ugu Haboon ee Lamaanahaaga aad Kalsooni Ugu Abuuri Karto(Xog aan Ku Hayaa)

Monday, March 11, 20130 comments


Lamanayaal badan ayaa ka sheegta dhibaato kalsooni darro ah si wadada kalsoonida loogu dhaco ayay Newbanaadir ku siineysa talooyin muhiim ee gabaryaheey si taxadar ah u samee .

* Sirta Yaan La kala Qarsan : Xariirkiina ha aado mid hufan , kala hadal waxa aad daneyneyso iyo waxa ku cabsi gilinaya , si wada jir ah uga wada hadla mowduucyada idin quseeysa , is weydaarsiga aragtidana ha ahaato mudnaanta koowaad.

* Si wada jir ah ugala wada hadla dadka idinkiu xeeran xuduuda xariirkiina : waxaa muhiim ah in si wada jir ah arintaas u sameysaan ugalana hadshaan dadka idinku xeeraan tusaale qoyks , asxaabta , waxaa hubaal ah in aad wajaheysaan dad doonaya in ay xariir idinla sameeyaan , waxaa qasab ah in aad xad u yeeshaan xariirkaas , si xad loogu yeelo xuduuda maseerka iyo mushkiladaha ka dhasha .

* In aan dib loogu laaban waxa horay loo soo dhaafay : marka ay dhibaato idinka dhex dhacdo , dib ha ugu laaban gabaryaheey ka hadalka dhibaato horay idin dhex martay , sidoo kale ka hadalka noloshii ka horeeysay guurkiina iyana ma wanaagsana taasina dhibaatooyinka ayay sii xoojinayaan.

* Ka Codso Talo : waa midda ugu wanagsan ee kalsoonida xoojisa in aad talo ka dalbato ninkaada ee haka laba labeyn in aad la tashato.














_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog