Habka ugu macaan ee logu qoro lamaantada meel waliba ay dunida ka joogto…

Wednesday, March 20, 20130 comments



waxaa uu badidaya jaceylka asiga oo labada qof inta badan isku soo dhaweya iskuna sababa in lamanahaas ay  isku adeeg sadan erayo macaan oo qofta raali galisa  dareen kedane  iyo xawaraha  qalbiga kor u qada.

Habkeed u qoreeysa Sms Love ? Maxad u bahan tahay in aad ku bilaado Sms Love , Fisrt Kubilow   salaanta macaanta bada ee islaamka oo ah ASC / intaas ka dib ugu xiji eray macaan oo laabta ka soo jita sida macaanto my qalbi xubi adiga waxii qofka dareen keeda ama dareenkiisa  soo jidan karo isku day in aad ku xaqab tirto.

Dumarka inta badan waxay jecel yihiin wax yabao quruxan ee Smskaga adiga oo  sifican u qoraya isku day in aad warqadas aad hawada u marineyso in aad si fican aad u quruxiso bilow iyo dhamaadba.

Waxaad kale  oo aad u bahan tahay Sms Love in aad raaciso Hadiyo qali ah taas oo aad adiga  hadii aad tahay qofta lamaantada aad u raacin karo ee raaci adiga  wax yaabo qali ah u racinaya sida ay  uga hesho kuna xasuusato mar waliba.

Sms loveka lamanaha waxaa loo bahan yahay in ay wax waliba ay ku dhameeyn karaan meel waliba ay dunida ka jogaan.

Ka ilaali in aad si qalad ah aad u dirto ama aad been ku gudbiso waa iga dar daran wana ku fashilmee taas ogaada mucaasha qiinta dunida isku jecel waxana leyahay lamanaha is jecel gacanta is qabsada  meel waliba  oo aad dunida ka jogtaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaan Dhamaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaad














_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog