Haweeney Riyo Ku Maseyrtay oo si Xun u Jarjartay Ninkeeda(Ha Daawan Hadii aad Tahay qof Calool Jilcan)

Saturday, March 16, 20130 comments


Dhacdadaani oo ah mid ka yaabsatay Shacabka ku nool Magaaladda Rooma ee Dalka Talyaaniga ayaa waxaa sameysay Haweeney u dhalatay Dalkaasi kadib markii ay jarjartay Ninkeeda oo isaguna la sheegay inuu u dhashay Dalkaasi Talyaaniga.

Haweyneyda ayaa la sheegaya inay ahayd qof maseer-badan, waxa ayna ku riyootay ninkeeda oo Naago la tumanaayo Hayeeshee marka ay ka soo baraarugtay Hurdada ay Ninkeeda jarjartay xilli uu ku howlanaa hurdadiisa.

Si kastaba ha ahaatee Haweeneydaasi ayaa qisada fulisay xilli Saqdhexe ay ahayd Magaaladda Rooma ee Dalka Talyaaniga iyadoo durbadiiba u hoyotay Jeelka waxaana la filaaya in dhawaan Maxkamadda ay shaaciso go’aanka ku aadan Haweeneydaasi gacan ku dhiiglada ah.















_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog