Jaceylka
Dad badan ayaa Taariikh Kaga Tagay oo loo Aasay Isla Markaana Maanta Ku Qoran
Buugaagta Ugu Waa Weyn ee Taariikhda Caalamka Waxaa Ka Mid ah Qeys iyo Leyla
Cilmi Boodhari iyo Hodan,Cali iyo Cowrala iyo Lamaane Kale Intase u Dhaawacase
Lama Soo koobi Karo oo Waa ay tiro badan yihiin Qaarbaa Jirkooda La Dhacay
Sakiin Si Ay Ugu Qoraan Magaca Ruuxa Ay Jacel Yihiin Qofkana waxa uu Ogaan
Karaa Marka uu Noloshaasi uu Guda Galo.
Jaceylku
malahan hadaba yaraan iyo weynaan midab cadaan iyo madow ee waa hadba sida uu
kuu haleelo
Khibrad
dheer oo arrimo badan oo qoysaska lagu ku dhex galay kadib, ayaa waxaa la
yaqiin saday: in ninka jacaylkiisu uu soo maro: indihiisa, sankiisa iyo calooshiisa..yacni
gabadha indhaha u roon, uduga badan oo gaajada ka ilaalisa ayuu
jecelyahay…Waxaa ragow ogaataan dumarkana jacaylkoodu wuxuu soo maraa: qalbiga,
naxariista iyo daryeelka.
Gabadha
qalbigeedu waa muraayad oo waxaa ka buuxa nugeyl xad dhaaf ah hadaad iska
ilaaliso inaad jebiso wey ku jeclaan..Naxariis hadaad u muujisana wey ku
jeclaan, qalbi wanaag iyo daacadnimana waa ayba ku aaminayaan ragoow quburo
caalami ahi ayaa taa horey u baaray , inaga ka shaqsiyaad ahaana waanu dareemi
karnaa hadii aan idin siiyo qishkan yar ,, gabadhu waa dahab waxa ayna u baahan
tahay qof ilaashada dahabkaasi oo ka miro dhalo ogaaw waxa kaliya ee ka
faa’iidi karo waa ninka aanan ku dheelin ….
waayo
waa daciif…mar uur, marna umul, marna dhiig, marna xanuun, marna hawl guri iyo
ciyaal..tan saddexaadna waa daryeel, guriga hasoo gelin adoon hadiyad u wadin!
Suuqana hasoo marin adoon tan ayaa kula jeclaaday oran Hadaad awoodana hala
xisaabtamin!
Ragow
sirtaas meel ku qorta…Gabdhahana Nin waxaa ugu daran gabar dhega adag…nimanka u
nuglaada wax walba waad ka heleysaan..Indhohooda ilaasha..ha is dhiganina oo ha
oran kan gacantuu kuugu jiraa, waxba dhib maleh, ogow hadaad saas noqoto
indhihiisu iney meel kale
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
