Kulanka
saameyn dhab kuma laha haweenka uurka leh inta badan , waxa ayna taqaatiirta
qaarkood ku taliyaan in loogu roonaado maadama dhalmada ay gacan ka geysaneyso
waana in ay ahaataa mid jilicsan ciyaartaas.
Balse
maskaxda waxaad gilisaa in mararka qaar ciyaarta ay dhib u tahay caafimaadka
haweneyda iyo uur ku jirkeeda waana hadii ay arimahaan jiraan .
1-
Haddii haweeneyda horay uga soo daashay in ilmaha xilli hore kasoo dilmaan (
dhicis).
2-
In finan ka soo baxaan minka hoostiisa taas oo keeneysa dhiig bax ugu
dambyeyntii ilmaha soo dhiciseynaya hadii haweeneyda bilaha ugu horeeya ku
jirto.
3-
in biyaha dhalmada soo muuqdaan.
Sidoo
kale haddii ninka uu qabo xanuunada galmada laga qaado sida Herpes ( HSV) waan
dil dilaacyo daloolka malabyaroowga gala iyo afka hore taas oo keeneysa cun ,
sidoo kale Chlamydia oo ah Virus xubinta ku dhaca kaas oo keena in mararka qaar
in xubinta shaqada gabto.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
