Khubaro
ku xeel dheer cilmi nafsiga ayaa sheegaya in labada lamaane oo kala jiifta laba
sariir oo kala go`an in ay taasi xoojineyso jaceylka iyo u hamuun qabidda
sameynta kulanka macaan ee sariirta , iyadoo ku jiifsashada sariir kale ay ay
sara u qaadeyso rabitaanka galmo ee labada lamaane .
Waxaa
tani lagu sheegay in labada lamaane midkoodba uu u baahan yahay in uu helo
hurdo wanaagsan oo ku fila , sidoo kale waxa ay u nuglaanayaan in ay ka wada
hadlaan mushkiladaha qoyska hadii ay jiraan .
Baaritaano
la sameeyay ayaa sheegaya in hurdada wanaagsan ay labada lamaane ka dhigeyso
kuwo u hamuun qaba sameeynta kulanka macaan ee sariirta.
Iyadoo
%77 lamanaayaal lagu sameeyay baaritaankaas ay wax la yaab ah ku noqotay in labada
lamaane kala jiiftaan laba saiir oo kala gooni ah .balse lamanaayasha kala
jiifta laba sariir oo kala duwan in aysan asxaabtooda u qirin arintaas iyaga oo
ka xishoonaya in la dhaleeceeyo.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
