Layaab: Daawo Muuqaalka Naag Soomaali Ah Oo Dishay naag ay is qabeen hooyadeed SUBXAANALAH!!!

Thursday, March 21, 20130 comments



Haweeneey Asal ahaa kasoo jeeda dalka Soomaaliya ayaa dishay naag sodohdeed ah oo u dhalatay dalka Mareykanka.

Haweeneeydaan oo lagu magcaabo Sagal Sidiiq ayaa qaadatay dhaqanka reer galbeedka ee ah labo naag way isguursan karaan.

Sagal Sidiiq ayaa guursatay naag kale oo lagu magacaabo Minima Kirk. Sagal ayaa dhisay naagtii xaaskeeda ahayd hooyadeed.

Sagal ayaa isku haysata inay nin oo kale timaha xiiratay. Sagal ayaa la sheegay inay aad uga carooratay kadib xaaskeedii usoo dirtay fariin qoraal ah oo ay oogu sheegayso in xiriirkoodii dhamaaday ayna kala tagayaan.






















_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog