Ninkaan oo Lagu Magacaabo Peng Shulin’s Ayaa u Dhashay Wadanka China Waxaana uu Ka Maqan yahay qeybta dambe ee jirkiisa kadib markii gaari truck ah uu jiiray sanadii 1995tii xilli uu goynayay meel wado ah.
Dhaqaatiir badan oo isku tagay ayaaa isku dayay in ninkaan ay badbaadiyaan waxaana suura gashay in lala tacaalo in mudo ah oo cafimaadkiisa lagu fakaro,balse marka uu cafimaaday kadib ayaa waxaa ada u adkaatay sidii la isugu dayi lahaa in uu socdo isla markaana uu dib u bilaabo howlahiisa cadaiga ah.
Ilaa 10 dhaqtar oo u dhashay wadanka shiinaha ayaa isugu tagay cafimaadka ninkaan si ay u socod siiyaan waxaana iminka ay keeneen in qaabkan loo habeeyo isla markaana la isku dayo in uu socdo ayadoo dhaqaatiirta ay isku dayayaan in uu ninkaan qaabkaan ku socdo.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com