In ninka si wacan u barto higaanka sariirta waxa ay la mid tahay isaga oo
baranaya qaabka gaariga loo wado , waxaa muhiim ah xiliga wadista gaariga la
baranayo in qofka barto sida gaariga uu u ka xeynayo halka haanta shidaal ku
taal , hadaba galmada iyana waa sidaas oo kakle oo waa muhiim in uu barto
goobaha lamanatiisa ay macaanka dartiis ula dhareerto .
Si
kaxeynta gaariga u baratid waxaa qasab ah in madax adeegga iska ilaaliso iyo
hadalka qalafsan , sidoo kalana ciyaarta sariirtana waa saas oo kale, waa in
aadan ku dhihin hadal dhibaya kana si careeysiinaya taasi oo sii xumeyneysaa
wax qabadkiisa shaqada sariirta .
Si
aadu barto farsamooyin uu sara ugu qaadayo qancintaada waxaa muhiim ah in aad
siisaa casahro afka ah oo toos ah adiga oo dhaq dhaqaaqyo u muujinaya , tusaale
ahaan waxaa suura gal ah in aad u baahan tahay in marka ciyaarta lagu jiro in
gacantiisa uu meel jirkaaga ka mid ah ku salaaxo u sheeg qaabka aad rabto in uu
sameeyo .
Wax
yaabaha ugu muhiimsan ee kaa caawinaya in aad u sheegto ninkaada habka aad u
rabto in raaxada uga hesho waxaa ka mid ah .
1-
In Aad Furayaasha Siiso : inta badan haweenka gariirka macaanka kuma garaan
galmada tooska ah ,haweeneydu waxa ay u baahan tahay in si wacan looga soo
dareen kiciyo kintirka si toos ah , sidaa oo ay tahay waxaa jira haween aamisan
in macaanka kaliya lagu gaaro galmada tooska ah , ogoow ninka galmo iyo
baashaalin macaan ayuu sameynayaa marka uu ogsoon yahay goobaha lamaantiisa
raaxada ka qaadato ee gabaryaheey u sheeg goobaha aad raaxada ka hesho si
hawada sare uu ku giliyo.
2-Kala Fogaansho : farqi weyn ayaa u dhaxeeya qaabka
macaanka ay ku helaan ragga iyo haweenka , ninka waxa uu macaanka dhan ku
gaaraa afar daqiiqo kaliya in biyaha uu soo tuuro ayay ku xeran tahay halka
haweenyda ay u baahan tahay 10 daqiiqo oo baashaalin meel waliba ah markaas ka
dib loo qaado heesaha qaraamiga , marka gabaryaheey u sheeg in aad u baahan
tahay baashalain kulanka ka hor iyo ka dib.
3-
Iska Yeel Yeelid : inta badan haweenka waxa ay iska yeelaan in ay gaaraan
macaanka galmada iyaga oo aan gaarin , waxa ayna tani u laabaneysaa dhowr arin
oo ay ugu horeeyso dhanka dareemahooda oo ay diidayaan in banaanka soo dhigaan
, balse xasuusnoow gabaryaheey in iska yeelidda in aad macaanka gaartay in
aysan sara u qaadeyeen shaqada ninkaada balse waxa uu u qaadanayaa in uu ku
qanciyay sidaas ayuuna ku sii soconayaa marka runta u sheeg adiga oo maacan
helin ha jilin.
4-
Kala Hadal Mowduuca: waxaa labada lamaane muhiim u ah in ay ka wada hadlaan
arimaha sariirta iyo baahidiina ku aadan ,ha ahaado ka hadal mid saraaxo ah oo
is weydiiya in midkiina midka kale uu qanciyay newbanaadir.com waxa ay ku
leedahay balse xiliga aad ka wada hadleysaan yeesan noqon marka sariirta la joogo
, hadii ay jirto in hab raaxadiisa ay qasab tahay in uu wax ka badalo u sheeg .
5-
Talooyin Afka Ah Iyo Kuwo Aan Afka Aheyn : Xiliga sariirta sii talooyinka afka
sida qaali gacantaada xagga ku salaax , inta ,hoos, is daji , fadlan meeshaas
sidaas ka yeel , ama talooyin aan toos ah aheyn oo adiga gacantiisa qabo oo
meesha aad rabto tus .
6-
Tilmaamo Wax Ku Ool Ah : Hadii sida aad rabtay uu meel u gaaracay u muuji adiga
oo qaab neefsasho ama hadal ku fahan sinaya tusaale , haa meeshaas aad baan u
dareemayaa , ogoow cododka dhabta ah dareen ayuu ka sii qaadayaa .
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
