Qoyska Fanaankii Michal Jackson oo mag dhaw u helay £ 26 Billion

Wednesday, March 20, 20130 comments


Tan iyo wixiika danbeeyay markii uu dhintay Fanaankii caanka ahaa ee Michal Jackson waxaa socaday baaritaano ay wadaaan Ciidamada dinbi baarista Dalka Maraykanka kuwaa oo ku raad joogay sababtii fanaankaa oo la aaminsanyay in la dilay loo dilay .

Baaritaanada Booliiska ay wadeen tan iyo wixii dhimashadiisa ka danbeeyay waxa ay sameeyeen dad badan oo xariira la lahaa markii uu noolaa Fanaanka waxana la sheegay in qaar bdan dinbigaa loo soo xiray kidib markii cadaymo lugu wayana la sii daayay .

Dowlada ayaa iminka waxa ay xaqiijiyeen in ay soo ogaadeen in la sumeeyay Fanaanka laakiin sababta rasmiga

ah ayasan sheegin oo ay ka gaabsadeen waxana ay bixiyeen lacag magdhow ahaan u muuqata oo garaysa £ 26 Billion taa oo gacanta loo galiyay hooyadii Fanaanka Katherine iyo sedax caruur ah uu ka tagay waxana hooyadii loo sheegay in lacagtaa ay tahay mid Dowlada ay bixisay .

Lacagta ayaa loo kala qiimayay dhoor qaybood waxana la sheegay £6.6billion loogu talagalay Caruurta uu dhalay oo garaysa sedax Caruur ah in mustaqbalkooda lugu dhiso si aysan u tabin aabahood £19.8billion waxa loo dhigay meel si markii ay waynadaan loo siiyo .












_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog