Nin Walba oo Dunida Ku Nool Waxaa uu Jecel Yahay In uu Nolosha La qaato Xaas Wanaagsan oo Dhan walba Ka Dhameystiran oo Leh Sifooyinka Lagu Xusho Haweenka Sida quruxda, Dabeecada, Kartida, Asluubta. Ixtiraamka, Diinta, Dhaqanka, Iyo Arimo Badan oo Ragu ay Jecel yihiin,
Nin Walba waaa uu Ku Faanaa Marka uu Helo Xaas wanaagsan oo leh Sifooyinka aan kor kusoo sheegay Iyo Kuwo Kale oo Badan Waxaadna Arkeysaa ayga oo Xitaa Maah Maahyo Kugu soo Qaadanaya Raali Ninkii Helaa Raganimo Ku Fana, Guusha Ragu uu Gaaro Gaariyad Baa gadaal Taagan, iyo Wax La Mid ah Lkn Su,aasha La Is Weydiiyo ah Sidaa Lagu Helaa Raaliayada Nolosha ee Raganimada Lagu Faani Lahaa.
newbanaadir.com Nin Yahow Hore waa ay Kugu Sheegtay In ay Ku Garab Taagan Tahay Wali Waa sidii Waxaase Kaa Rabaa in aad Sidaan Sameyso Adiga oo Waqtigaan Laga Bilaabo Ku Dhaqaaqaya,
Horta Mid ayaa Ogaaneysaa Dunida Waxa Waliba oo Intifaac Laga Rabo Waa La Dhaqaalesytaa, La Xanaaneystaa Isla Markaana Waxaa Lagu Sameeyaa Wax waliba oo Lagu Hor Marin Karo.Tusaale Dhirta Waxaa ay u Baahan Tahay In La Waraabiyo si ay usii Jirto Isla Markaana Looga Faa,ido Hadii aysan Helin Xanaana Waa ay Dhimataa Marka Adiga Tusaale Usoo Qaado,
Haweenka Waa ay Qalbi Jilcan yihiin Sida aad Adiga Ka Dhigato ayey Ku Ahaaneysaa Waxaa Lagaaga Baahan Yahay in aad Wanaajiso Xanaaneysi Kool Kooliso Si Noloshaada aad Ugu Raaxeysto.
Hadi ay Tahay Xaaskaada ama aad wali Ku Jirtaan Dhaba Xaarka Guurka Isticmaal Erayo Macaan oo Dumarka ay aad u Jecel yihiin Qalbiga Waa sida Geedka oo Kale Hadii aad Mar Walba Erayo Macaan aad u isticmaasho Ku Rido Wanaag,U Muujiso Naxariis Waa ay Ku Nuglaaneysaa adna Waad Ku Istareexeysaa,
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com