Actarka
caanka ah ee ka soo jeeda Dalka hindiya Salman khan ayaa daraasaad lugu
sameeyay waxaa la soo ogaaday inay ugu baxdo marka Filimaanta ay jilayaan
Labada Actar ee aan kala yaraysan Sana Khan iyo Daisy Shah.
Waxa
la tilmamay in uu aad uga helo jilidooda waxana sidaa lugu ogaaday xili uu
waraysi siinayay TV ku yaala Dalka Indunisia halkaa oo la sheegay in filim ka
mid ah Filimaantiisa uu ku soo jilay asiga oo xiliga la jilayay Labadaa Actar .
Labada
Actar ayaa la soo jilay Filimka Tamil oo ay ku jileen Koofurta
Dalka Indunisia halkaa oo ay muda sedax bilood ah ku dhigayeen Filimkaa waxana
salaman khan uu sheegay in waxyabaha ay ku soo jiiteen ay tahay in jilidooda ay
tahay mid soo jiidasho leh .
Actarka
oo iminka ku sugan Dalka Maraykanka ayaa dhawaan waxaa ku soo booday wadna
xanuun kaa oo la dhigay cusbitaal ku yaala NY hayeeshee xaaladiisa Caafimaad
ayaa iminka ka soo wanaagsanaanayso sida dad xog ogaal ah xaqiijiyeen .
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
