newbanaadir.com
ayaa ku siinaya talooyin muhiim ah marka la joogo smaeynta kulanka naxariista
leh ee labada lamaane ee gaabryaheey talooyinkaan samee si aad u hesho kulan
degan oo dhameystiran.
Noqo
Qof La Maqlayo: kaliya luqada jirka kuma filna qancinta ninka ee codkaada ugu
muuji raaxada , u muuji in aad dooneyso , weydii dareenkiisa oo hadaad macaanka
daremeysid cod ahaan ugu muuji balse yeesan kaa noqon mid gacan ku rimis ah
taasi kalsoonidiisa ayaad ku weyneysaa.
Marka
ciyaarta dhaamato weydii sida raaxada uu u dareemayay iyo sida aad adiga aheyd
xitaa kulankaas hadii uusan si wacan kuu qancin hadana dhiira gilin ayuu ka
qaadayaa oo kulanka kale waad ilmeyneysaa.
Baashaali
Oo Xayaasiyada Ku Kici: ha iloobin in aad adiga baashaaliso ninka , meelaha uu
ka jilicsan yahay ka daliig tani macaan ayuu ka qaadayaa mid laba jibaaran ayuu
ku dhadhansiinaaya adna , xitaa fikir oo qaab uusan waligaa kuu baashaalin u
baashaali.
Waxad
Ka Yeeshaa Mid Ku Arkaya: ha u maleyn in daminta nalka inta lagu jiro ciyaarta
in ay ninka ugu filan tahay in uu raaxo helo , ogoow hadii uusan ku arkeyn
raaxadadaas waa dameysaa .
Dhanka aragga ninka aad ayay muhiim ugu tahay hadaba gabaryaheey waxaad xoogga
saartaa in uu ku arko , haka wel welin muuqaalka jirkaada .
Haddii
aad tahay haweeney xishood badan ka hor inta aadan nalka damin sii shid shumac
oo weydii in uu doonayo in shumaca dhankaada xajiso si uu ku arko dhab ahaantii
haa mooye wax kale kuma jawaabayo , hadaba hadaadan aheyn noocaas maxaa diidaya
in aad dharka ku hor siibatid si degan dhab ahaantii waxaad arkeysaa isaga oo
kuu faruuryo qaniinsanaya.
U
Noqo Haweeney Cusub: marba hab ugu muuqo oo ha dareemo in uusaa hal xaas kaliya
qabin , dharka jiifka marba nooc gaar ah u xero , timaha marba hab ka dhig ,
muqalkaada kala bad badal.
Mararka
Qaar Hogaanka Qabo: haka sugin isaga kaliya in hab cusub oo ciyaarta keeno oo
isku day in habab cusub keento oo raaxada ah oo hogaanka adiga qabo in aad
isaga hoos mariso ka dib indho sarcaad ku rid , marka qolka jiifka soo gashaan
ka siib dharka adiga.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
