Subxaanallah..!: Daawo awooda rabbi sida ay u weyn tahay: Muuqaal Daawasho Mudan.

Saturday, March 30, 20130 comments


Awooda rabbi ayaa ah mid isaga uun u gaar ah oo wuxuu doona kara sameyntoooda, inta badanan dhacdooyinka iyo muuqaalada caalamka lagu arko ayaa qeexaya ama daliil u ah awooda rabbi ee aaney ciddina la wadaagin.

Bal halkaan hoose ka daawo xayaawaan ay isugu soo baxeen shabeel iyo waraabe si ay u cunaan, balse rabbi ayaa xayawaankaas ka dhigay sida wax dhintay oo kale ayadoo dhamaan shabeelkii iyo waraabihii ay dhinac walba u roggeen kadibna ay isaga tageen iyo xitaa isku dayay inay cunaan balse miciyadu ay kari waayeen.

Balse arinka mucjisada leh ayaa noqday markii shabeelkii iyo waraabihii ay baxeen aya durbadiiba waxaa meesha ka kacay xayawaankii geerida la guxisaabinayay, isagoo cagaha wax ka dayay ama orod uga faktay dugaagii cuni lahaa.

Waa arin marka aad aragto aadan rumeysan karin, balse awoodda rabbi aan waxba ku aheyn…!



HALKAN KA DAAWO MUUQAALKAAN CAJIIBKA AH..
















_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog