‎10 siyaabood aa facebook caan kaga noqon kartid:

Monday, April 1, 20130 comments

1. Malinti hal video soo gali "youtube is fine but don't missuse it waxa qosolka badana wa ficanyihin"

2. Waxa qortid haku saleesnaato asxabtada "haka dhigin xafadadi somalia waxa ka dhacayo cashaan cidna makula taqano".

3. Hadal la fahmi karo ku qor "Arabic haku qorin hadee waxa laga yaba in 90% asxabtada eysan garaneeyn.

4. Asaxaabtada like u saar comment-na u reeb saa adna uga heshid sidoo kale "muhiim".

5. Badana nolashada haka hadlin "Musqushaa ku jiraa" that shit is for Twitter.

6. Miro hees macaan soo gasho adoo qofna uga danlaheen "NL got ur back".

7. Status dad kale ha xadin ee share dheh "tuuganimo ma fiicno".

9. Status waqti ha u dhaxeeyo 30 daqiiqo ugu yaraan "don't post unless you got likes and comments from your previous post".

10. Facebook cellphone haka isticmaalin "charge kaa dhameena".

11. Toban lee isku ogeen marax.












_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog