Haweenka dabeecad ahaan waxa ay leeyihiin falal ay ku kacaan oo aysan ka
maarmin tusaale in ninka foodeeyaan iyo maseerka zaa’idka ah, in sidaas sii
ahaatana waxa ay keeneysaa in ninka ku dhibsado taasina waxa ay keeneysaa in
dood uu kula bilaabo. Hadaba gabaryahay arimahaan il gaar ah u yeelo raga waa
ay ka caraysiiyaane.
In
aad dhaleeceyso isaga oo isku dayaya in uu ku caawiyo.
Haddii
uu cabursan yahay hadalkana uu ka jawaabeyn adna aad ku adkeysaneyso in aad
ogaato waxa dhibaya ee haya iyana ma jecla ee ogoow yarta.
In
aad dhaleeceyso sodohdaada.
In
aad kormeer ka hayso oo aad u daba socoto sida hooskiisa oo kale.
In
aad ku badiso foodada iyo
su’aalaha badan…
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com