Wiil dhalanyaro Soomaali ah oo ku nool dalka Mareykanka ayaa waxaa la sheegay inuu qirtay inuu kufsaday haweeney 50 sano jir ah ka dib markii uu gurigeeda ugu dhacay saq dhexe oo habeenkii ah xilli ay haweeneydaasi ay hurudaysay.
Wiilkan Soomaaliga ah oo lagu magacaabo Maxamed Mukhtaar oo 18 sano jir ah kuna nool magaalada Portland ee wadanka Mareykanka ayaa waxaa la sheegay inuu gurigeeda ugu dhacay haweeney 50 sano jir ah asagoona intuu guriga jabsaday ka dibna uu haweeneydaas oo huruda uu kufsi u geystay.
Sida la shaaciyay haweneydaan oo ku soo kacday ninkaan oo dhinac jiifa ayaa waxay halkaas ka qaaday argagax iyo naxdin,.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com