Daawo Fanaanka Aidarus Maliboi oo Muuqaalka Daxliis Si Cajiib ah u Sameeyey

Tuesday, April 23, 20130 comments


Fanaanka Reer UK Aidarus Maliboi ayaa soo saaray Muuqaal aad usoo jiitay Dhalinta Cusub heeskaasoo loogu magac daray Dalxiis.

Bartamaha Muuqaalka oo si cajiib ah loo jilayo ayaa muwaadiniinta dib loosoo xasuusiyey Diyaaradii caanka aheyd ee Somali Airline , kuwaasoo gudaha Heeska kusoo bandhigay Ticket-kii lagu raacayay diyaarada si ay Gobolada dalka ugu dalxiis tagaan.

Qaab cajiib ah oo Muuqaalka loo farsameeyey ayuu Fanaanki si habsami leh uga baxsaday soona jiitay Taageero cusub waxaana sidoo kale xusid mudan in fanaanku bartamaha London kusoo daray heeskiisa .

  
  










_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog