Daawo Haweenay Soomaaliyeed oo Sheegtay inay Gaalowday

Sunday, April 21, 20130 comments



Daawo Haweenay Soomaaliyeed oo Sheegtay inay Gaalowday

SUBXAANALLAH ,aduunka qofwaliba oo ku nool wuxu arkayaa wax aad la yaabto. daawadayaal maanta waxaan idin haynaa muuqaal gabar soomaaliyeed oo sheegtay ineey diinta islamka ah ka baxday iyadoona qaadatay masiixi.

Fahmo mohamed waa 45jir waxeyna kasheekeyneysaa qaabkii aay u qaadatay masiixinimada ,waxey dhahday anigoo 17 jir ah ayan guursaday waxaana Ninka isla nooleeynay 7 sano waxeyna tiri waxan kunoolaa dhibaato iyo wal wal iyo wal bahaar iyadoona sheegtay ineey aduunyada nacday oo ay weysay wax caawiyo mudo dheer kadib , fahmo waxey sheegtay in ilaah iisoo diray naxariistiisa.









_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog