Eeygaani
ayaa waxa uu ka yaabsaday Dadka caalamka kadib markii la arkay isaga oo
quudinaaya Neef yar oo ay ka tagtay ama ka luntay Hooyadii dhashay, waxa uu
sidoo kale u qidmeeya Reeraha leh Eeygaasi isaga oo matalaaya Ruux ka tirsan
Qoyska.
DAAWO
SAWIRADDA:-
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com