Ragga iyo Dumarka kuweeba beenta ku dheereeya (Daraasad lasameeyaay)

Sunday, April 21, 20130 comments



Daraasad dhawaan laga sameeyay dalka Ingriiska ayaa tilmaameysa in raga ay yihiin kuwa aad uga been badan haweenka marka loo fiiriyo ragga.

Daraasadu waxa tibaaxday in ragga ay yihiin kuwa u diyaarsan in ay beenta sheegaan ilaa 3 jeer maalintii sida caadiga ah oo aan ahayn qof iyo cid ku caanbaxday xagga sheegida beenta.

Raga ayaa sidoo la tilmaamay in ay been sheegaan in badan 1000 jeer sanadkii taas ah makii leesu geeyo inta ay sida caadiga ah beena sheegi karaan oo ah tiro aad u badan.

Taa badalkeeda, haweenka waxa ay been sheegaan hal mar maalintii oo dhan, sida ay sheegtay daraasadaasi oo lagu sameeyay in ka badan 2000 qof oo ku nool dalka Ingriiska.

Daraasadaayaa samaynaysa isku bar bardhiga Haweenka iyo ragga cida ku dheeraysa beenta waxxaa soo baxaaya in raggu in badan ka been badan yihiin haweenka balse waxaa la ogaaday in xoogaiyo dhibaatda beenta ay ku adag yihiin xaga dumarka oo beentoodu tahay mid aad u adag oo mararka qaarkood keenta dhibaato halka raggu ay beenta ka sheegaan waxyaabo iska fudud .














_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog