Nimco Dareen oo Hees Wadani ah soo saartay (DAAWO)

Monday, April 1, 20130 comments




Fanaanada Caanka ah ee Nimco Dareen ayaa markani fursad siisay Dhanka wadaniga iyadoona soo saartay Hees cusub oo ay ugu magac dartay Qurba Jooga taasoo ay uga hadlay wacyiga Soomaalida ku heysta qurbaha.

Nimco Dareen oo inta badan heesha Jaceylka , Daadiska , & Kuwa faaniska ah ku caan baxday ayaa markani hees wadani ah soo saartay , waxa ayna fanaanadu dhinacyo badan uga hadleeysa Heeskani






_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog